HARGAYSA(W,N)-Madax-dhaqameedka iyo aqoonyahanka beelaha direed oo ay weheliyaan gudida qaban qaabada shirwaynaha direed oo maanta warbaahinta kula hadlay caasimada Somaliland ee hargaysa ayaa shaaciyay wakhtiga rasmiga ee uu dhacayo shirwaynaha direed iyo halka lagu qaban doono.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;