ARABSIYO(W,N)-Midkamid ah biriijyada wadada corridor ee ka socday gobolka gabiley ayaa la dhamaystiray kaasi oo ay maanta xadhiga ka jaray shirkada gacanta ku haysay dhismayaasha sedexda biriij ee arabsiyo ,huluuq iyo agabsaha oo isaga maanta xadhiga laga jaray sicaadiyana ay umari doonaan gaadiidku.