WAJAALE NEWS

Madaarka Caasimada Hargaysa Oo Lagu Soo Dhaweeyay Caruur Reer Somaliland Ah Oo Tartan Caalamiya Guulo Kasoo Hoyay!

HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada Somaliland oo y weheliyaan masuuliyiin kale oo xukuumada katirsan ayaa maanta madaarka casimada hargaysa kusoo dhaweeyay caruur reer Somaliland ah oo tartan caalamiya kaga qaybgalay dalka maleesiya iyagoo calanka jsl sita kaasi oo ay guulo taariikhiya kazoo hoyeen.

Caruurtan yar yar yar oo dhiga mid kamid dugsiyada gaarka loo leeyahay ee magaalada hargaysa ayaa guushan ay gaadheen waxaa iyaguna ka hadlay maamulka iskuulka iyo waalidiintooda.

 

Exit mobile version