WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha xisbiga Ucid Oo ka hadlay Arimaha Kasoo Cusboonaaday Gobolka Selel Iyo Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa markale ka hadlay duulaanka lagu soo qaaday Somaliland iyo qabsoomida doorashooyinka

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa ka hadlay xaaladaha kazoo cusboonaaday gobolka selel ee salka ku haya muranka dhuleed ee udhexeeya beelaha wada dega isagoo dhanka kale jawaab ka bixiyay hadal dhawaan kazoo yeedhay maayarka magaalada gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version