WAJAALE NEWS

Fanaanad Shamis Qarda Jeex Oo Ka Hadashay Wada hadaladii Somaliland Iyo Somaliya Ee Jabuuti + fariinta Ay Udirtay Madaxwayne Geele Iyo Xasan Sh.

CANADA(W,N)-Fanaanad halgamaa shamis cali faarax shamis qarda jeex oo kamid ah fanaaniintii ka qayb qaatay halgankii xorinamada jabuuti iyo kii dib uxorayta Somaliland ayaa bogaadisay heshiishkii dalka jabuuti ku dhexmaray madaxwaynayaasha Somaliland iyo somaliya

Sidoo kale falgamaa faneed shamis qarda jeex ayaa fariin culus oo la xidhiidha aqoonsiga Somaliland udirtay madaxwayne ismaaciil cumar geele iyo madaxwayne xasan sheikh maxaxmuud.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version