BOORAMA(W,N)-Caaqil Cumar Cismaan Aw Muxumed Aare oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland gaar ahaan gobolada galbeedka ayaa gogol Nabadeed Ufidiyay beelaha wada dega Gobolada Awdal Iyo Salel lee ciise iyo Samaroon kuwaasi oo maalmihii udanbeeyay warbaahinta isku marinayay hadalo colaad hurin kara
Isagoo ugu baaqay in ay isku yimaadaan shir nabadeed oo isagu gogosha dhigayo
Dhanka kale Caaqil Cumar ayaa sheegay in sanadkani uu yahay sanad ay badi isa seegaan beelaha waalaha ee gobolada Somaliland qaarkood kuwaasi oo isku ah Abti Iyo Ehel wada dhashay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;