WAJAALE NEWS

Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Ka Hadlay Xashiishad Tiro Badan Oo Lagu Qabtay Gudaha Hargaysa

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Sheekh siciid sokeeye ayaa khudbadii jimce ee maanta kaga hadlay halista ay inagu hayso mukhaadaraadka iyadoo xaafada sheikh nuur ee caasimada hargaysa lagu qabtay xashiishad tiro badan Isagoo sheegay in lays waydiiyo sida ay inagu soo gashay iyo halka ay soo martay.

Exit mobile version