BRISTOL(W,N)-Xildhibaan axmed maxamed maxamuud (kaare) oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland oo ka hadlay munaasibad ay kusoo dhaweeyeen jaaliyada reer somaliland ee magaalada Bristol ee dalka ingiriiska ayaa shacabka reer Somaliland ugu baaqay nidnimo taasi oo xiligan lagaga bixi karo xaalada ay ku jirto somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;