HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada maalgashiga somaliland cabdilaahi oo maanta wareejiyay xilkii ayaa ka hadlay sobobta xilka looga qaaday oo uu sheegay in lagu eedeeyay in uu kicinayo shacabka reer awdal
Wasiirka hore ee maalgashiga ayaa dhawaan hadal uu madal ka jeediyay ku sheegay in uu la dareen yahay shacabka reer awdal iyo tabashada ay ka qabaan saamiga xukuumada Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;