WAJAALE NEWS

Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Oo Xilkii La Wareegay

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka cusub eewasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada somaliland ayaa maanta xilkii kala wareegay wasiirkii hore ee wasaarada

Munaasibada xil wareejinta ayaa waxaa kasoo qaybgalay wasiiro xukuumada katirsan madaxda shirkadaha isgaadhsiinta ,madaxdhaqameed iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Exit mobile version