WAJAALE NEWS

Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Kormeeray Fadhiisimaha Ciidamada Qaranka Ee Deegaanada Qorigulud Ee Gobolka Buuhoodle.

QORIGULUD(W,N)-Taliyaha Ciidanka qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani oo mudooyinka ku sugnaa taliska guud ee ciidamada qaranka ee Oog Ayaa kormeer uguur galida xaalada ciidanka ku tagay fadhiisimaha jiida hore ee deegaanada qori gulud, kalshaale ee gobolka Buuhoodle kuwaasi oo uu ku dhiirigaliyay in ay udiyaar ragoobaan difaaca qaranka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version