WAJAALE NEWS

Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Maraykanka Oo Kulan Is Xog Waraysi Ah La Qaatay Jaaliyada Jsl!

WASHINGTON(W,N)-Safiirka Somaliland ufadhiya dalka maraykanka Amb Bashiir Good ayaa kulan is xogwaraysi la yeeshay jaaliyada reer Somaliland eek u dhaqan maraykanka taasi oo ay kazoo qaybgaleen culimo awdiin iyo aqoonyahanka ku dhaqan maraykanka ee reer Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://www.youtube.com/watch?v=yNrTiuUto9U

 

Exit mobile version