HARGAYSA(W,N)-Mudanayaasha golaha guurtida somaliland ayaa fadhigoogii maanta dood adag ka yeeshay xaalada nabadgalyo ee dalka iyo colaada kasoo cusboonaatay bariga somaliland
Sidoo kale mudanayaasha golaha guurtida ayaa fariin udiray shacabka somaliland.