WAJAALE NEWS

Kulan Lays Iskugu Keenay Beelihii Dirirtu ku dhexmartay Ceel Afwayn Iyo Awaamiirka Ay Bixiyeen Saraakiisha Ciidamada Jsl.

CEEL AFWAYN(W,N)-Kulankii labaad ayaa maanta layskugu keenay beelihii dirirtu ku dhexmartay deegaanka ceel afwayn ee gobolka sanaag kaasi oo ay goob ka ahaayeen maamulka gobolka sanaag iyo taliyayaasha ciidamada somaliland ee ku sugan deegaankani

Sidoo kale saraakiisha ciidamada ayaa beelahani ku amray in ay kusoo wareejiyaan ciidan beeleedyada ay urur sadeen si looga hor tago dirir markale dhexmarta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version