WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Bristol Ee Dalka Ingiriiska!

UK(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Mudooyinkan Safar Shaqo Ku Joogay Dalka Ingiriiska Ayaa Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Bristol.

Waxaana munaasibada lagu soo dhaweeyay Gudoomiye Xirsi soo qab qaabiyay haldoorka iyo aqoonyahanka reer Somaliland ee ku dhaqan magaalada Bristol

Sidoo kale jaaliyada reer Somaliland eek u dhaqan magaalada Bristol ayaa muujiyay taageerada ay uhayaan xisbiga mucaaridka ee waddani

Magaalada Bristol ayaa kamid ah magaalooyinka dalka ingiriiska ee barigii hore sida wayn looga raageeri jiray xisbi xaakimka kulmiye iyo xukuumadiisa, balse wakhti xaadirkan ka digo rogtay kulmiye kuna biiray xisbiga isbadal doonka rajada shacabka Somaliland ee waddani.

Exit mobile version