HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Haayada Dhawrista Tayada Somaliland oo kormeer ku tagay madaarka caasimada hargaysa ee cigaal ayaa ka hadlay dawooyin dhacay ay ku qabteen madaarka ‘
Sidoo kale Gudoomiye Mukhtaar ayaa ka warbixiyay alaabooyin dhacay oo mudooyinkii udanbeeyay lagu qabtay magaalada hargaysa iyo talaabada ay ka qaadayaan ganacsatada dalka soo galiyay raashinka dhacay iyo daawooyinkaba.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;