WAJAALE NEWS

Dawlada Itoobiya Oo Amaro Cusub Kasoo Saartay Qaadka Ay Usoo Dhoofiso Somaliland Iyo Dalalka Kale.

ADIS ABABA(W,N)-Dawlada itoobiya ayaa war cusub kasoo saartay qaadka ay dalkoogu usoo dhoofiyaan wadamada ay kamid tahay somaliland kaasi oo ay sheegtay in laga dhimay cashuurtii laga qaadi jiray kadib markii uu hoos udhacay dhakhligii kasoo gali jiray itoobiya dhoofinta qaadku kaasi oo ay sobobay kadib markii ay hore ugu soo rogtay cashuur xaddhaaf ah oo sobobtay in qaadku kootarabaan kaga baxo dalkeeda.

 

Exit mobile version