HARGAYSA(W,N)-Beesha axmed sheikh isaxaaq (toljecle) oo warbaahinta kula hadashay magaalada hargaysa ayaa ku dhawaaqay in barbar taagan yihiin beesha ay walaalaha yihiin ee habarjeclo oo weerar ay kusoo qaadeen kooxaha huwanta ah ee ka dagaalamaya gobolka sool iyagoo sheegay in diyaar ula yihiin hiil iyo hooba
Sidoo kale beesha toljecle ayaa fariin hanjabaad ah udiray beelaha huwanta eek u sugan gobolka sool.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;