WAJAALE NEWS

Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Wasiirada Xukuumada katirsan Ee Gobolka Awdal Kasoo jeeda.

HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka xisbiga waddani maxamed faarax ayaa dhaliilo culus ujeediyay wasiirada xukuumada madaxwayne biixi katirsan ee kasoo jeeda gobolka awdal oo uu sheegay in ay tahli kari waayeen in ay xukuumada usheegeen tabashada reer awdal.

Exit mobile version