WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamtay Warar Been Abuura Oo Xildhibaano Ka Faafiyeen Dhismaha Wadada Wajaale.

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada gaadiidka iyo horumarinta Jidadka Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay hadal dhawaan kazoo yeedhay xildhibaano golaha wakiilada katirsan ookasoo jeeda gobolka awdal kuwaasi oo baahiyay warar bulshada lagu kala fogayno islamarkaana ka been sheegay dhismaha wada wajaale oo sheegeen in laga leexiyay meelo ay ka maraysay gobolka awdal

Wasaarada gaadiidka iyo horumarinta jidadka ayaa bulshada ucadaysay in aany waxba ka jirin warkaa xildhibaana islamarkaana wali lagu jiro daraasadii halka ay marayso wadada paypaska ee magaalada wajaale isagoo xildhibaanada uga digay in ay ku mashquulaan wax umada khal khal galinaya.

HALKAN KAGA BOGO QORAALKA WASAARADA KASOO BAXAY;

 

 

 

Exit mobile version