HARGAYSA(W,N)-Bandhiga buuq uu qoray aqoonyahan Dr Cismaan Sh, Axmed Nuur Odowaa ayaa habeenkii xalay lagu qabtay magaalada hargaysa kaasi oo ay kaso qaybgaleen xubno kamid ah golaha wasiirada xukuumada Somaliland aqoonyahano iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;