WAJAALE NEWS

Xildhibaan Guruuje Oo Xil. Maxamed Abiib Kula Taliyay In Aanu Ku Deg Degi Arimaha Qaar Ka Hadalkooga.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Yuusuf  Nuur (Guruuje) ayaa si toosa ula hadlay xildhibaan maxamed abiib oo ay ka wada tirsan yihiin golaha wakiilada kaasi oo uu ugu baaqay in aanu ku hafan siyaasada somaloiland islamarkaana aanu ku deg deign waxkasta ka hadalkooga xili uu maalintii shalay uhanqal taagay damacii raysalwasaaraha itoobiya ee doonista dekeda saylac.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version