WAJAALE NEWS

Wakiilka Somaliland Ufadhiya Sweden Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Deganaanshaha Dalka Sweden Lagala Noqday Ninka Leh War idaad Tv.

SWEDEN(W,N)-Wakiilka Somaliland ufadhiya dalka Sweden amb sakariye xasan wacays ayaa ka hadlay wararka sheegayna in deganaanshaha dalka Sweden lagala noqday nin youber ah oo reer Somaliland kaasi oo lagu magacaabo war idaad tv isagoo sheegay in aanay hayn xog sugan oo sheegayna warka uu shaaciyay ninkaasi islamarkaana aanu la soo xidhiidhin safaarada Somaliland ee dalka Sweden

Sidoo kale Amb sakariye ayaa fariin udiray dadka reer Somaliland ee degan dalka Sweden iyo guud ahaan dadka somaliyeed halkaasi ku nool

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version