WAJAALE NEWS

Siyaasi Cabdilaahi Daamur Oo Sheegay In Ay Magaalaada Ceerigaabo Soo Galeen Kooxihii Ka Dagaalamay Laascanood Iyo Arimaha Uu Ka Digay.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka cabdilaahi daamur ayaa ka hadlay shaqaaqadii dhawaan ka dhacday magaalada ceerigaabo isagoo sheegay in ay soo galeen kooxihii dagaalka ka riday laascanood oo doonaya in ay qasgaliyaan dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version