HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka Hilaac Prof Axmed Ismaaciil samater ayaa maanta lagu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa safar uu mudo ugu maqnaa dalka dibadiisa kadib
Prof Samater ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee Somaliland isagoo sheegay in ay halis ku jirto
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;