WAJAALE NEWS

Prof Ibrahim Meecaad Oo Fashiliyay Duulaanka Wajiyada Badan Ee Ku Socda Somaliland Iyo Kooxaha Isku Soo Bahaystay Ee Ka Danbeeya

CANADA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamid ah Aqoonyahanka Reer Somaliland, kana mid ahaa haldoorkii qaybta laxaadka leh ku lahaa halgankii dib uxoraynta Somaliland ayaa fashiliyay Duulaanka wajiyada badan ee lagu soo qaaday jamhuuriyada Somaliland iyo kooxaha isku soo bahaystay ee ka danbeeya.

Sidoo kale Prof meecaad ayaa fariimo isbarkan udiray xukuumada Somaliland ,asxaabta mucaaridka iyo guud ahaan shacabka Somaliland.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version