GABILEY(W,N)-Jaamacada timacade University ee magaalada gabiley ayaa heshiish iskaashi la gashay jaamacada Diridhaba ee dalka itoobiya taasi oo ay iska kaashan doonaan waxyaabo badan
Sidoo kale jaamacada timacade ayaa bulshada ugu buraashaysay in bilaabayso masterta