HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyihii hore ee degmada wajaale xaashi ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal warbaahineed ay maalintii shalay xildhibaano reer awdal ahi ku qabteen duleedka magaalada wajaale kuwaasi oo sheegay in deegaan awdal ka tirsan laga duway wadadii wajaale taasi oo uu gabi ahaanba beeniyay gudoomiyihii hore ee wajaale isagoo xildhibaanada ka dalbaday in iskugu keenaan wajaale bulshadana ay soo hor dhigaan xaqiiqada waxa ay sheegeen
Sidoo kale ex gudoomiye xaashi ayaa fariin udiray wasiirkii hore ee beeraha Somaliland axmed muumin seed oo isagu baryahanba ku hawlahaan in uu fidno dhex dhigo bulshada reer wajaale iyo awdal.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;