WAJAALE NEWS

Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Qaab Cusub Ufulisay Ololihii Maanta Ee Nadiifinta Magaalada

HARGAYSA(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa maanta fuliyay ololihii bilaha ahaa ee lagu nadiifiyo goobo kamid ah magaalada hargasya

Dawlada hoose ayaa maanta qaab cusub ufulisay ololahan iyadoo buufin iyo nadiifin ka samaysay goobaha cisbitaalada dhaamamka biyo fadhiisinka ah iyo dugsiyada waxbarasho qaarkood.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version