WAJAALE NEWS

Dadwaynaha Xaafada Lineka Bilays Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Bax Ay Kaga Soo Horjeedaan Dhulka Ay Degan Yihiin Oo La Iibinayo.

HARGAYSA(W,N)-Dadwaynaha ku dhaqan xaafada lineka bilayska ee badhtamaha magaalada hargaysa ayaa iskugu soo baxay mudo haraad ay kaga soo horjeedaan dhulka ay degan yihiin oo ay sheegeen in xukuumadu iibisay.

Dadwaynaha ayaa sheegay in aanay aqbalay in dhulka ay degan yihiin laga iibiyo ganacsade.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version