BURCO(W,N)-Siyaasi cabdoo Aaye ayaa xukuumada madaxwayne biixi ku dhaliilay sobobta ilaa hada ay uga hadli wayday sida ay udhacday dhibaatii soo gaadhay ciidamada qaranka Somaliland ee ay uga soo baxeen fadhiisimadii gobolka sool taasi oo dhaawacaysa mooralka ciidamada iyo shacabka somalilandba