SHEEKH(W,N)-Shacabka ku dhaqan degmada sheekh ee gobolka saaxil ayaa iskugu soo baxay banaan bax ay ku taageerayaan ciidamada qaranka somaliland ee heegan ugu jira difaaca dalka
Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Sheekh Oo Muujiyay Taageerada Ay La Garab Taagan Yihiin Ciidamada Qaranka Jsl
