WAJAALE NEWS

Qaramada Midoobay Oo War Cusub Kasoo Saartay Dagaalkii Ka Dhacay Magaalada Laascanood Iyo Baaqa Ay Udirtay Labada Dhinac

LAASCANOOD(W,N)-Qaramada midoobay ayaa war cusub kazoo saaray dagaalkii 25kii bisha ka dhacay magaalada laascanood kaasi oo udhexeeyay ciidamada Somaliland iyo kooxaha huwanta ah ee ka dagaalamaya gobolka sool

Qaramada midoobay ayaa dhinacyada ku dagaalamay gobolka sool ugu baaqday xabad joojin iyo sidii ay ulaali lahaayeen dadka rayidka ah.

HALKANKAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version