WAJAALE NEWS

Madaxwayne Biixi Oo Socod Lug Ah Kusoo Maray Jidka Dheer Ee Madaxtooyada Ilaa Gurigiisa!

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland muuse biixi oo ay weheliyaan ciidamada ilaalada ee madaxtooyadu ayaa maanta duhurkii socod lug ah kusoo maray wadada halbawlaha ah ee magaalada hargaysa

Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa salaamayay shacabka ay ku kulmeen jidkan .

Madaxwaynaha Qaranka JSL oo socod lug ku dhex maraya Wadada Halbawlaha Caasimadda Hargeysa

Exit mobile version