WAJAALE NEWS

Maamulka Gobolka Saaxil Oo Kulan Arimaha Nabadgalyada La Xidhiidha La Yeeshay Waxgaradka Degmada Sheikh

SHEEKH(W,N)-Maamulka gobolka saaxil ayaa safar ujeedadiisu tahay adkaynta nabadgalyada ku tagay degmada sheikh isagoo kulamo la qaatay waxgaradka iyo bulshada qaybaheeda kala duwan ee ku dhaqan degmada sheikh.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version