HARGAYSA(W,N)-Haayada laanqayrta cas ee ICRC Ayaa ka warbixisay xaalada maxabiista ciidamada Somaliland eek u xidhan magaalada laascanood oo ay booqasho ugu tageen 31 bishay halkaasi oo ay booqdeen maxabiista xidhan iyo kuwa dhaawaca ah iyagoo ugeeyey alaabooyin iyo dawo lagu tacaalo dhaawaca kuwa ah
Sidoo kale laanqarta cas ayaa sheegay in ku dadaalayso sidii ay uxidhiidhin lahayd ee maxaabiista iyo eheladooda
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;