WAJAALE(W,N)-Hogaanka xisbiga waddani ayaa booqasho ku tagay magaalada wajaale oo habeenkii xalay dab kavay sobobay in ay shufbeelaan meherado ganacsi oo tiro badan islamarkaana ay dadkii lahaayeen ku waayeen malaayiin dollar
Masuulitiinta xisbiga wadani ayaa sheegay in loo baahan yahay in baadhitaan rasmi ah lagu sameeye waxa keenay dabkan oo markii sedexaad magaalada wajaale suuqyadeedu gubteen igaoo xukuumada ka dalbaday in loo baahan yahay in ay samayso baadhitaan natiijadiisa bulshada lala wadaago.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;