Burco(w,n)-qaarkamid ah hablaha qurba joogta ah ee gobolka togdheer ayaa deeq raashinka noocyadiisa kala duwan ah gaadhsiiyay ciidamada qaranka somaliland ee ku sugan magaalada oog ee gobolka sool taasi oo loogu talo galay in lagu taageero ciidanka
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;