WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Gaadhay Magaalada Oog Iyo Nuxurka Kulan Uu La Qaatay Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl.

OOG(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay magaalada oog ee gobolka sool halkaasi oo ay ku sugan yihiin ciidamada qaranka somaliland

Sidoo kale gudoomiye faysal oo ujeedada safarkiisu ahayd sidii uu garab istaagi lahaa ciidamada qaranka ayaa kulan la qaatay taliyaha ciidanka qaranka iyo saraakiisha ciidamada ee ku sugan oog

Dhanka kale gudoomiye faysal ayaa sheegay in somaliland xaq uleedahay in ay difaacato xuduudadaha dalkeega islamarkaana ay gobolka sool ka xorayso kooxaha huwanta ah ee kusoo duulay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version