WAJAALE NEWS

Gudida Horumarinta Marinka Berbera Oo Maanta Kulan Yeeshay!

BERBERA(W,N)-Guddida Horumarinta Marinka Berbera ayaa maanta yeeshay kulankoodii isku-dubbaridka ahaa ee ay kaga wada-hadleen ka faa’iidaysiga marinka.

Waxaana kulankaa shirgudoominayay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland mudane Mohamoud Hassan waxaana ku wehelinayay shirka Wasiiradda Arrimaha Dibedda iyo Gaadiidka iyo qaar kamida Guddida sare ee hormarinta marinka.

Waxaana lagaga wada hadlay siidii loo hormarin lahaa isla markaana looga faaidaysan lahaa Marinka Berbera.

Exit mobile version