WAJAALE NEWS

Dadwaynaha Reer Burco Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Bax Ay Ku Taageerayaan Ciidamada Qaranka Somaliland

BURCO(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco ayaa maanta iskugu soo baxay banana bax balaadhan oo ay taageero ugu muujinayaan ciidamada qaranka Somaliland eek u jira difaaca dalka

Waxaana isku soo baxan kala qaybgalay maamulka gobolka iyo degmada waxgarad iyo masuuliyiin kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version