HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan maxamed abiib oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo la xidhiidha xaalada dalka
Dhanka kale xildhibaan abiib ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi oo uu sheegay in uu ku fashilmay taladii dalka.