WAJAALE NEWS

Badhasaabka Gobolka Hawd Oo Kormeer Ku Tagay Degmada Ballicabane

HAWD(W,N)-Badhasaabka Gobolka Hawd iyo wafti uu hogaminyao ayaa kormeer ku tagay degmada balicabane oo katirsan gobolka hawd.

Waxaanan intii aan ku gudo jiray kormeerkaasi aan mid mid u marey isla markaasina aan u kuurgaley goobo ay ka mid ahaayeen Xarunta Maamulka Dowlada Hoose  ee degmada Balicabane, Xarunta Caafimaadka Daryeelka Hooyada iyo Dhalaanka ee degmada Balicabane,iyo Dugsiga Hoose dhexe ee degmada Balicabane ee gobolka hawd .

Exit mobile version