TOG WAJALE(W,N)-Agaasimaha Guud ee wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland iyo badhasaabka Gobolka Gabiley ayaa kormeer indho indhayn ah ku tagay suuqii gubtay ee magaalada wajaale
Labada masuul ayaa maayarada dalka ,masuuliyiinta ugu baaqday in ay ka qayb qaataan gurmada lagu caawinayo dadkii hantidoodu ku shufbeeshay suuqa magaalada wajaale.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;