HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada somaloiland ee laga soo doortay gobolada togdheer iyo sanaag ayaa si kulul uga hadlay xadhiga ay xukuumadu madaxwayne biixi kula kacday wariye bushaaro baadey oo mudo laba bilood iyo dheeraada ku xidhan hargaysa.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;