WAJAALE NEWS

“Waxaad Aniga Iisoo Sidiyo Saafka Iyo Goolka, Adiguba Saboolbaad Tahee, Siiso Ubadkaaga” Hooyada Dhashay Wariye Bushaaro Baanday Oo Tooshka Ku Qabatay Beentii Afhayeen Buuni.

HARGAYSA(W,N)- Hooyada dhashay wariye bushaaro cali baandey ayaa jawaab kulul ka bixisay hadalo been ah oo uu afhayeenka xisbiga kulmiye cabdinaasir buuni ka sheegay xadhiga inanteeda iyadoo ku tilmaamtay in afhayeen buuni beenta uu ku macaasho been sheegida

Exit mobile version