BERBERA(W,N)-Wafti ka socda dawlada jarmalka ayaa maanta booqasho ku tagay magaalo madaxda gobolka saaxil ee berbera halkaasi oo ku qaabiley badhasaabka gobolka iyo masuuliyiin kale.
Wafti Ka Socda Dawlada Jarmalka Oo Gaadhay Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil Ee Berbera
