WAJAALE NEWS

Ururka Kaah Oo Weerar Afka Ku Qaaday Xukuumada Madaxwayne Biixi Iyo Sobobta!

HARGYSA(W,N)-Masuuliyiinta ugu sareeyay urur siyaasadeedka kaah oo ka hadlay munaasibad ay ku maamuuseen wariye bushaaro baanday oo mudo sedex bilood ah ku xidhay hargaysa ayaa weerar dhinaca afka ku qaaday xukuumada madaxwayne biixi oo ay ku eedeeya in ay ku tumatay sharcigii islamarkaana ay ku kacday cabudhin iyo tacadiyo kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version