HARGAYSA(W,N)-Suldaan cabdiraxmaan Dude oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland ee kazoo jeeda gobolka daadmadheedh ayaa xukuumada ugu baaqay in ay talaabo adag ka qaado jabhada buurta gacan libaax isku urursaday oo uu sheegay in ay diideen cidwalba islamarkaana ay hagayaan dad qurba jooga ah oo nabadgalo daro ka shaqaynaya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;