HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay gobolka sool iyo dhibtii kasoo gaadhay ciidamada qaranka somaliland isagoo tcsi udiray ciidamadii ku geeriyooday
Sidoo kale musharax cirro ayaa shacabka reer somaliland ugu baaqay in malmaha adag loo baahan yahay in samir iyo xamil lagaga jawaabo loona adkayso waxkasta oo yimaada
Dhanka kale musharax cirro ayaa sheegay in warqadii xukuumadu galabta kasoo saartay dagaalku aanay ahayn mid jawaab unoqon karta wixii dhacay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;